Dowladda Somaliya oo sheegtay Al-saadicuun bil xaq wax kulamo ah in aysan ku yeelan karin Muqdisho

Dowladda Somaliya oo sheegtay Al-saadicuun bil xaq wax kulamo ah in aysan ku yeelan karin Muqdisho20 April 2017

Dowladda Somaliya ayaa soo saartay go'aan ku socda Kooxda dhawaan Somaliya looga dhawaaqay ee la magac baxday Al-Saaciduun Bil Xaq.

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Somaliya war ay soo saartay ayaa lagu sheegay in Kooxdaasi looga digaayo inay mar dambe soo saaraan Bayaan, cod ama qoraal ah.
 
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Somaliya Cusmaan Aadan Dhuubow ayaa Warbaahinta u sheegay Kooxdaan inay tahay mid qatar ah, dadka Islaamka ahna ay gaaleysiiyaan.
 
14926783758f70c.jpg
 
 1492678366652a6.jpg

Comments